Qeexid

"Lafaha dhaardheer oo ad'adag oo naflayda middooda."

Qeexid Kale

B. ah: qof caato ah ee aad xoog u leh.

Qeexid Xigta

Qayb laf ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine