Qeexid
"(-ooyin, m.l) (fiis.) Walax kasta oo ileys mootiye ah, lehna hal dhinac oo xoodan ama labada dhinacba xoodan.Bikaacada waxa lagu tilmaansadaa nooca dulaheeda ama raadka duluhu ku leeyihiin dhud ileys."

Wadaag:
.r Cod lagu muujiyo bikaacsashada; b. dheh; b. ka sii.
m.dh.sh
Wadaag:
Kala qaadid, kala qabasho (il iwm).
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
B. ah: hoore meel uu ku jirey si xoog leh uga soo burqaday.
m.dh
Wadaag:
Ka l.: cid ku jeesjeesid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: