Qeexid
"Kala qaadid, kala qabasho (il iwm)."
[-saday, -satay]
bikaacs aday
bikaacs atay
f.g3"Kala qaadid, kala qabasho (il iwm)."
Wadaag:
.r Cod lagu muujiyo bikaacsashada; b. dheh; b. ka sii.
m.dh.sh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (fiis.) Walax kasta oo ileys mootiye ah, lehna hal dhinac oo xoodan ama labada dhinacba xoodan.Bikaacada waxa lagu tilmaansadaa nooca dulaheeda ama raadka duluhu ku leeyihiin dhud ileys.
m.dh
Wadaag:
Wax beec u raadsasho. ld beecso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Daymoo; dhugo; milicso; ilkuxad.
f.g3
-saday, -salay
Wadaag: