Qeexid
"Weel inta uu qaado ku shubid."
[-ilay, -ishay]
bikil2 lay
bikil2 shay
f.g1"Weel inta uu qaado ku shubid."
Wadaag:
Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo.
Wax, wax qurxoon ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
Tigin ama qori yar oo wax ku shakarid, ku adkayn. ld bishil2.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Weel wax buuxsamay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Weel wax la bikilay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Kharash maalmeed cid bixin; masaruufid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Biyo iwm meel sida dhibcaha roobka ugu furdhin.
Gabar taabasho.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Dhiil yar oo carruurta caanaha loogu shubo.
m.dh
Wadaag: