Qeexid
"eeg bikil2."
"eeg bikil2."
Wadaag:
Weel inta uu qaado ku shubid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Weel wax buuxsamay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Weel wax la bikilay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(f.g) Wax dan moodid.
(f.g) Cid wax ku tuhmid.
(f.mg) Wax dabayl raacid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Wax aad u yar.
B. ah: xarrago badan oo dharkiisu hab gaar ah u tolanyahay (qof).
m.l
Wadaag: