Qeexid
"(-do, m.l) Inan gabarnimadeeda qabta oo aan weli rag la gogolgelin; cadrad."
"(-do, m.l) Inan gabarnimadeeda qabta oo aan weli rag la gogolgelin; cadrad."
Wadaag:
Gabar cadradnimada ka bi'in.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Laba iyo tobanka qaybood ee sanadka middood oo ah sagaal iyo labaatan ama soddon beri.
Marka dayaxu aanu dhammays ahayn.
Calaamad qaab dayax billow ah u eg oo xoolaha lagu sunto. 4. Bisha cas: urur caalami ah, oo dalal islaanku maalgeliyaan oo u qeybsan daryeelka ama samafalka dadka oo ay astaan u tahay dayax billaw ah oo cas.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Nafley yar oo dhogor jilicsan oo hebed ah oo dadka la dhaqanta: waxay ku nooshahay jiir, shimbiro, hilib kale, caano; dinnad; dummad; mukulaal, yaanyuuro; basho.
m.dh
Wadaag: