Qeexid

"Wax la bilaabay noqosho."

Qeexid Xigta

Waqti xaddidan qaybtiisa hore gelid. ld billaaban.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bilaaban oo kali ah:
  • Maxamed Dheere ayaa la xusay inuu ogoladay arrintaas uuna soo dhaweeyay, balse xili rasmi ah oo howlahaan ay ka bilaabanayaan Gobolka Banadir lama xusin, waxaana tani ay kusoo beegmaysaa iyadoo dagaallo ay ka jiraan caasimadda Somalia ee Muqdisho.
  • Rajada iyo Walaaca Soomaalida Minneapolis iyo Ciyaarta Super Bowl Maalinta Axadda ee Febraayo ay tahay 4 saacadda Minneapolis ay tahay 6:30 fiidnimo waxaa magaalada Minneapolis ka bilaaban doonta ciyaarta kama dambaysta ee Super Bowl.