Qeexid
"Qof isu muujiya inuu awood u leeyahay wax uusan karti u lahayn."
"Qof isu muujiya inuu awood u leeyahay wax uusan karti u lahayn."
Wadaag:
Wax aan waxtar la ahayn.
Wax shuruud la'aan ama lacag la'aan lagu helo.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Koob yar oo sida badan dhoob ka samaysan oo lagu cabbo bunka.
m.l
Wadaag:
Bilaw yeelasho; abuurmid; curasho. ld billaabo.
f.mg3
-lowday, -laabatay
Wadaag:
Wax la bilaabay noqosho.
Waqti xaddidan qaybtiisa hore gelid. ld billaaban.
f.mg1
Wadaag:
Cad dhalo ah oo dhan midab dheeh lacageed ah iyo rinji ka marsan yahay oo la iska arko ama muuqaalka soo celisa; muraayad; mandarad.
Qalab qaab dhuun leh oo muuqaallada fog soo dhoweya.
m.l
Wadaag: