Qeexid
"Cad dhalo ah oo dhan midab dheeh lacageed ah iyo rinji ka marsan yahay oo la iska arko ama muuqaalka soo celisa; muraayad; mandarad."
Qeexid Xigta
Qalab qaab dhuun leh oo muuqaallada fog soo dhoweya.
"Cad dhalo ah oo dhan midab dheeh lacageed ah iyo rinji ka marsan yahay oo la iska arko ama muuqaalka soo celisa; muraayad; mandarad."
Qalab qaab dhuun leh oo muuqaallada fog soo dhoweya.
Wadaag:
(-do, m.l) Gabal yar, fidsan, wareegsan oo dahab, qalin, maar iwm middood ka samaysan oo astaan ama hadal inta lagu qoro abaalgud ahaan lo baxsho.
m.dh
Wadaag:
Wax aan waxtar la ahayn.
Wax shuruud la'aan ama lacag la'aan lagu helo.
m.l
Wadaag:
Bilaw yeelasho; abuurmid; curasho. ld billaabo.
f.mg3
-lowday, -laabatay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Koob yar oo sida badan dhoob ka samaysan oo lagu cabbo bunka.
m.l
Wadaag:
Wax la bilaabay noqosho.
Waqti xaddidan qaybtiisa hore gelid. ld billaaban.
f.mg1
Wadaag:
Qof isu muujiya inuu awood u leeyahay wax uusan karti u lahayn.
m.l
Wadaag: