Qeexid

"Wax la bilay ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bilan oo kali ah:
  • Salma waxaa hore u ballamisay hooyadeed Ruun, markaa kamay horumarin Bilan, weliba waxay raacisay garawshiiyo ay leedahay walaahi waa runtaa oo waa tan ciyaartu ka socota.
  • Arrintaas oo keentay in Bilan reerkoodu uu shaki ka galo in ay nooshahay iyo inkale, waxaanu aabaheed Gaas ku cataabay; "Alla haddaan sidan moodayo inay bahal nafteeda u baylihinayso sow kay doonto umaan sii daayeen."