Qeexid
Firdhinta biyo iwm sida dhibcaha roobka meel loogu firdhiyo.
Qeexid Kale
ld bilbilid.
Qeexid Xigta
Nin gabdhaha taataabta.
Firdhinta biyo iwm sida dhibcaha roobka meel loogu firdhiyo.
ld bilbilid.
Nin gabdhaha taataabta.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Biyo iwm meel sida dhibcaha roobka ugu furdhin.
Qeexid Xigta: Gabar taabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo.
Qeexid Xigta: Wax, wax qurxoon ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Koor yar bir ka sameysan oo lo'da loo xiro; dawan.
Qeexid Xigta: Muuqaal qurux badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -ishay, -ilatay
Qeexid: Meel biyo ku rusheysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la bilbilay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld bilbil1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: u eeg bilbilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg bilbilan. ld bilbilnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (bilcil/-llo, m.dh) Geedaha waaweyn oo daawada leh nooc ka mid ah oo leh laamo kala baxsan, qodxo yaryar oo qaroofan, caleemo yaryar iyo mayrax rarada laga sameysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -iilay, -iishay
Qeexid: Kharash maalmeed cid bixin; masaruufid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kharash maalmeedka ama bileed; masaruuf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nasiib wacan.
Qeexid Xigta: Sharaf wacan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Qeexid: (bishay, bilatay) Bil dhalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: bilmatil fk. ld bilmasal.
Qeexid: bilmasil fk. ld bilmasal.
m.l
Qeexid: /dh ld bilbilnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Weel inta uu qaado ku shubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Inta weel qaado; mug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld bilasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg bil2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]