Qeexid
"Biyo iwm meel sida dhibcaha roobka ugu furdhin."
Qeexid Xigta
Gabar taabasho.
[-ilay, -ishay]
bilbil2 lay
bilbil2 shay
f.g1"Biyo iwm meel sida dhibcaha roobka ugu furdhin."
Gabar taabasho.
Wadaag:
Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo.
Wax, wax qurxoon ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
Firdhinta biyo iwm sida dhibcaha roobka meel loogu firdhiyo.
Nin gabdhaha taataabta.
ld bilbilid.
m.l
Wadaag:
Meel biyo ku rusheysasho.
f.mg3
-ishay, -ilatay
Wadaag:
Koor yar bir ka sameysan oo lo'da loo xiro; dawan.
Muuqaal qurux badan.
m.l
Wadaag:
Kharash maalmeed cid bixin; masaruufid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Weel inta uu qaado ku shubid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Tigin ama qori yar oo wax ku shakarid, ku adkayn. ld bishil2.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(-lqay, -liqday; -lqi) Wax, wax si aan habeysnayn meel ugu firirsan ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
Bulshada inteeda aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.
B. ah: qof aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.
B. xaawo: haween.
m.dh.u
Wadaag: