Qeexid
"Koor yar bir ka sameysan oo lo'da loo xiro; dawan."
Qeexid Xigta
Muuqaal qurux badan.
"Koor yar bir ka sameysan oo lo'da loo xiro; dawan."
Muuqaal qurux badan.
Wadaag:
Meel biyo ku rusheysasho.
f.mg3
-ishay, -ilatay
Wadaag:
Firdhinta biyo iwm sida dhibcaha roobka meel loogu firdhiyo.
Nin gabdhaha taataabta.
ld bilbilid.
m.l
Wadaag:
Biyo iwm meel sida dhibcaha roobka ugu furdhin.
Gabar taabasho.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid.
Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow2.
f.g1
Wadaag:
Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo.
Waqti xaddidan qaybtiisa hore. ld billow1.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Afka hoose ee caloosha oo u furan xiidmaha (duwodeenam).
m.l
Wadaag:
Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo.
Wax, wax qurxoon ka dhigid.
f.g1
Wadaag: