Qeexid
"ld bilcan1."
"ld bilcan1."
Wadaag:
(bilcil/-llo, m.dh) Geedaha waaweyn oo daawada leh nooc ka mid ah oo leh laamo kala baxsan, qodxo yaryar oo qaroofan, caleemo yaryar iyo mayrax rarada laga sameysto.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Tiro ka kooban kun meelood oo min milyan ah; kun milyan; “1.000.000.000”.
m.l
Wadaag:
Wax si aan nadaamsanayn loo kala daadshay ahaansho.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Wax muuqaalkooda indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la bilaabay noqosho.
Waqti xaddidan qaybtiisa hore gelid. ld billaaban.
f.mg1
Wadaag:
Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo.
Wax, wax qurxoon ka dhigid.
f.g1
Wadaag: