Qeexid

"(-ooyin, m.l) Hanti yar oo meel la boobayo laga helo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bililiqo oo kali ah:
  • Maxamad Dheere oo wax laga weydiiyey eedeeynta la xiriirta bililiqo ciidanka suuqa u gaysteen ayaa xusey in ciidankooda ku jirin gudaha Bakaraaha isaga oo ka codsadey ganacsatada in ay furaan dukaamadooda si loo baaro.
  • Bililiqo aan u badnayn sidii hore ayaa ka dhacday Jowhar, waxana dadku ay alaabooyin ka gurteen xarumaha maamulka iyo guryaha ay dagganayeen mas'uuliyiinta gobolkaas, iyagoo alaabta inteeda badanna burburiyay.