Qeexid
"(daaw.) Walaxyo midabeysan oo ka yimid jajabinta heemogolobiinta dhiigga oo xameetida la socda. Labada ugu muhiimsan waxa weeyaan biilirubiin oo midab hurdi ah leh iyo biiliferdin oo midab cagaar ah leh."

Wadaag:
Qodxo bir ah, noocyo kala duwan leh oo wax la iskula qabto.
Nooc ka mid ah gorgorka oo aad u dheereeya.
m.l
Wadaag:
(-lqay, -liqday; -lqi) Wax, wax si aan habeysnayn meel ugu firirsan ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
Bulshada inteeda aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.
B. ah: qof aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.
B. xaawo: haween.
m.dh.u
Wadaag:
Bilis ka dhigid; xorayn.
Gudid (gabar).
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Hanti yar oo meel la boobayo laga helo.
m.dh
Wadaag:
Wax muuqaalkooda indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Iftiin meel dheer bilig ka dhihid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Hanti la boobayo in yar ka qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: