Qeexid
"Haween. ld bilisxaawood."
"Haween. ld bilisxaawood."
Wadaag:
Bulshada inteeda aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.
B. ah: qof aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.
B. xaawo: haween.
m.dh.u
Wadaag:
Bilis ka dhigid; xorayn.
Gudid (gabar).
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
(-lqay, -liqday; -lqi) Wax, wax si aan habeysnayn meel ugu firirsan ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Hanti yar oo meel la boobayo laga helo.
m.dh
Wadaag:
Wax muuqaalkooda indhuhu u bogaan oo ay aad u jecleystaan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Iftiin meel dheer bilig ka dhihid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Hanti la boobayo in yar ka qaadasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(daaw.) Walaxyo midabeysan oo ka yimid jajabinta heemogolobiinta dhiigga oo xameetida la socda. Labada ugu muhiimsan waxa weeyaan biilirubiin oo midab hurdi ah leh iyo biiliferdin oo midab cagaar ah leh.
m.l
Wadaag: