Qeexid
"Eegidda aayaha dambe sida la noqonayo. ld bilkeedin."
"Eegidda aayaha dambe sida la noqonayo. ld bilkeedin."
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Aayaha dambe sida la noqon doono eegid.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg bilkeedi. ld bilkeedo.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo.
Wax, wax qurxoon ka dhigid.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: