Qeexid
"(-laabay, -lowday; -laabi) ld bilow2."
"(-laabay, -lowday; -laabi) ld bilow2."
Wadaag:
Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid.
Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow2.
f.g1
Wadaag:
(-laabay/-loobay, -lowday; - laawi/-loobi) Wax hore loo yiqiin xasuusan waayid.
f.g1
Wadaag:
Geed mirood biyo ka batay awgeed aad u weynaaday oo aan miro dhalin. balow3 f.mg1 (-lway, -lowday; -lwi) Cabsi ama xanuun dartiis la qaylin.
m.l
Wadaag:
Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo.
Waqti xaddidan qaybtiisa hore. ld billow1.
m.l
Wadaag:
billaa fk. Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; laga yaabaa in; armaa. Tus. “Billuu keen?”.
Wadaag:
(-do, m.l) Gabal yar, fidsan, wareegsan oo dahab, qalin, maar iwm middood ka samaysan oo astaan ama hadal inta lagu qoro abaalgud ahaan lo baxsho.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax biyuhu ka bateen noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) La c.: cid colaad u qaadid.
f.mg1
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) Mindi labada dhinac af ku leh, caarad dhuuban iyo daab xardhan oo gees ama caag iwm ka samaysan leh oo ay ragga qaataan; magli.
m.l
Wadaag:
Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo.
Wax, wax qurxoon ka dhigid.
f.g1
Wadaag: