Qeexid
"(c.nafl.) Afka hoose ee caloosha oo u furan xiidmaha (duwodeenam)."
"(c.nafl.) Afka hoose ee caloosha oo u furan xiidmaha (duwodeenam)."
Wadaag:
Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo.
Waqti xaddidan qaybtiisa hore. ld billow1.
m.l
Wadaag:
Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid.
Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow2.
f.g1
Wadaag:
Koor yar bir ka sameysan oo lo'da loo xiro; dawan.
Muuqaal qurux badan.
m.l
Wadaag:
Meel biyo ku rusheysasho.
f.mg3
-ishay, -ilatay
Wadaag: