Qeexid
"Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo."
Qeexid Xigta
Waqti xaddidan qaybtiisa hore. ld billow1.
"Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo."
Waqti xaddidan qaybtiisa hore. ld billow1.
Wadaag:
Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid.
Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow2.
f.g1
Wadaag:
Meel biyo ku rusheysasho.
f.mg3
-ishay, -ilatay
Wadaag:
Koor yar bir ka sameysan oo lo'da loo xiro; dawan.
Muuqaal qurux badan.
m.l
Wadaag:
Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo.
Wax, wax qurxoon ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
(c.nafl.) Afka hoose ee caloosha oo u furan xiidmaha (duwodeenam).
m.l
Wadaag:
Lacag biil ka dhigasho; masruufasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
(-lqay, -liqday; -lqi) Wax, wax si aan habeysnayn meel ugu firirsan ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
Bulshada inteeda aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.
B. ah: qof aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.
B. xaawo: haween.
m.dh.u
Wadaag: