Qeexid
"Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid."
Qeexid Xigta
Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow2.
"Hawl la fulinayo tallaabadeeda hore guda gelid."
Waqti xaddidan qeybtiisa hore gudagelid. ld billow2.
Wadaag:
Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo.
Waqti xaddidan qaybtiisa hore. ld billow1.
m.l
Wadaag:
Geed mirood biyo ka batay awgeed aad u weynaaday oo aan miro dhalin. balow3 f.mg1 (-lway, -lowday; -lwi) Cabsi ama xanuun dartiis la qaylin.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax biyuhu ka bateen noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Meel biyo ku rusheysasho.
f.mg3
-ishay, -ilatay
Wadaag:
Koor yar bir ka sameysan oo lo'da loo xiro; dawan.
Muuqaal qurux badan.
m.l
Wadaag:
Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo.
Wax, wax qurxoon ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
(c.nafl.) Afka hoose ee caloosha oo u furan xiidmaha (duwodeenam).
m.l
Wadaag:
(-lqay, -liqday; -lqi) Wax, wax si aan habeysnayn meel ugu firirsan ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
Bulshada inteeda aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.
B. ah: qof aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn.
B. xaawo: haween.
m.dh.u
Wadaag: