Qeexid

"Wax la bilqay ahansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bilqan oo kali ah:
  • Fahad Bilqaniim ayaa sheegay in wasaaradiisu ay mashrucaasi caafimaadka xoolaha la xiriira ay ka taageeri doonto wadamada Soomaaliya, Jabuuti iyo Suudaan, si xilliga xajka loo helo xoolo badan oo tayo iyo caafimaadba leh.
  • Fahad Bilqaniim waxaa kaloo uu intaa raaciyay in ganacsatada Sacuudiga ee xoolaha ka dhoofsado sadexdaasi dal ay xiriiro la leeyihiin ganacsatada kale ee ku nool Soomaaliya, Jabuuti iyo Suudaan.