"bilqasab fk. Si sandulle ah, si xoog ah."
Wadaag:
Wax la bilqay ahansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wax si aan nadaamsanayn loo kala daadshay ahaansho.
-xnaa, -xnayd
Geed leh quwaax sonkorta laga sameeyo, laanlaan ubaxa, alamo leh oo dhulka kulul ka baxa.
m.l
eeg bilaqan. ld bilqanaansho.
m.f.dh
eeg bilqaxan. ld bilqaxnaansho.
eeg biliq.
/dh ld bilqanaan.
/dh ld bilqaxnaan.