Qeexid
"Macdanta dhulka laga qodo nooc ka mid ah, adag oo waxyaabo laga sameeyo oo danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya."
Qeexid Kale
ld bir ajuuraan.
Qeexid Xigta
B. isha: barta yar madow, oo wax lagu arko.
"Macdanta dhulka laga qodo nooc ka mid ah, adag oo waxyaabo laga sameeyo oo danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya."
ld bir ajuuraan.
B. isha: barta yar madow, oo wax lagu arko.
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Weel qori ka samaysan leh af ballaaran sidde la qabsado oo geela lagu maalo, gaawe, toobke. ld bure.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Curiye kasta oo kiimikaad oo ah adke widhwidha, danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
m.dh
Wadaag:
Miiqyo dhuudhuuban, cawska fiidiisa ka baxa oo markay qallalaan wax mudi kara.
Qolofka badarka qaarkii sida bariiska ku rogan.
m.l
Wadaag:
Nafley dhuunta iyo halbowlayaasha mindi ugu goyn.
Neef la qalanayo si sharciga waafaqsan dhuunta iyo halbowlahayaasha mindi ugu goyn.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Meel dhibaato ka aloosantay si degdeg ah ugu ciidamid.
f.mg3
-maday, -matay
Wadaag:
bi'i f.g2 1. Hoog iyo dhibaato gaarsiin; hoojin, beleyn. 2. Hawl, arrin iwm. si gurracan u fulin. 3. “Ka bi'i”: wax meel ku yaal ka tirid; baabi'i.
-iyay, -isay
Wadaag:
Gantaal danab ah, xoog badan, wuxuu ku dhaco dila oo ka dhasha isku dhac daruuro marka roob da'ayo. ld wiriq.
m.dh
Wadaag:
Gaashi weyn, cad oo ku taal neef lo' ah oo midab aan caddaan ahayn leh.
Caro ama naxdin laga dareemo qofka wejigiisa. ld bariir.
m.dh
Wadaag: