Qeexid

"eeg biree."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga birayn oo kali ah:
  • Shacabka: Falalkiina arxandarida ah, ee aad dad ashahaadanayo aad ku biraynaysaan sidii xoolahii, waa arinta keentay in dadka dib u fiiriyaan ficiladiina, kana muujiyaan cabsi iyo taxadar.
  • Bisaylka hadduu qof diido biraynta ku faani waayo bakhtuu uga sii socdaaye hadduu qofku bayda-goosto inuu bini-caashaqiisa ku baayaco geeridiisa baraar adhi baa taqaan.