Qeexid
"Bir la aaminsanyahay in ay danabka la socota oo dhulka gasho waxay ku dhacdana disha."
"Bir la aaminsanyahay in ay danabka la socota oo dhulka gasho waxay ku dhacdana disha."
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) Weel fidsan oo bir ah, leh dheg la qabsado oo canjeerada iwm. lagu dubo; birlaxooxeed. ld birdaawo, birtaawe, birtaawo.
m.l
Wadaag:
Bir aad u adag oo aan jebin.
Bir awood u leh in ay soo jiidato biraha kale. ld birsulub.
m.dh
Wadaag:
Bir laba qalbac oo gadaal ama dhexda iska haysta ah oo dhuxusha birta kulul iwm lagu qabto.
Summad ka kooban laba alif oo isweydaarsan oo xoolaha lagu dhigto. ld birqabad.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) (kiim.) Iskujir ka kooban laba birood ama in ka badan (sida boronas, araas) ama bir ay ku dhafanyihiin xaddi yar oo birmaahayaal ahi (sida istiil). B.yadu waxay ahaan karaan laba weji oo isku laban ama iskujir iskukaan ah.
m.l
Wadaag:
Bar yar oo leh midab ka geddisan meesha ay ku taal.
ld birdhi.
m.dh
Wadaag:
U b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh uga hortegid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: