Qeexid
"U b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh uga hortegid."
[-gay, -gtay]
birdhig2 ay
birdhig2 tay
f.mg1"U b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh uga hortegid."
Wadaag:
Bar yar oo leh midab ka geddisan meesha ay ku taal.
ld birdhi.
m.dh
Wadaag:
Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-fyo, m.dh) (kiim.) Iskujir ka kooban laba birood ama in ka badan (sida boronas, araas) ama bir ay ku dhafanyihiin xaddi yar oo birmaahayaal ahi (sida istiil). B.yadu waxay ahaan karaan laba weji oo isku laban ama iskujir iskukaan ah.
m.l
Wadaag:
Ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqal soomaaliga lagu dhiso.
Summad geela lagu dhigo oo leh qaab dhig hoos u jeedda.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Qof dhintay iil gelin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
U b.: cid, wax dhibaato leh oo ku soo aaddan difaacid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Bir la aaminsanyahay in ay danabka la socota oo dhulka gasho waxay ku dhacdana disha.
m.dh
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) Weel fidsan oo bir ah, leh dheg la qabsado oo canjeerada iwm. lagu dubo; birlaxooxeed. ld birdaawo, birtaawe, birtaawo.
m.l
Wadaag: