Qeexid

"Gaashi weyn, cad oo ku taal neef lo' ah oo midab aan caddaan ahayn leh."

Qeexid Xigta

Caro ama naxdin laga dareemo qofka wejigiisa. ld bariir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine