Qeexid
"Weji biriir u yeelid."
[-iyay, -isay]
biriir yay
biriir say
f.mg2"Weji biriir u yeelid."
Wadaag:
Gaashi weyn, cad oo ku taal neef lo' ah oo midab aan caddaan ahayn leh.
Caro ama naxdin laga dareemo qofka wejigiisa. ld bariir.
m.dh
Wadaag:
Wax si tiradoodu u badato uruurin.
Wax inta uu yahay wax kale oo la nooc ah ku kordhin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Eegitaan aan indhaha dhab loo kala qaadin iyadoo muruqyadooda la adkaynayo kolka aragtidoodu yartahay ama if xoog badani ka hor yimaado.
m.l
Wadaag:
Gantaal danab ah, xoog badan, wuxuu ku dhaco dila oo ka dhasha isku dhac daruuro marka roob da'ayo. ld wiriq.
m.dh
Wadaag:
(-rqay, -riqday; -rqi) Iftiin yar oo muuqday dhaqso u qarsoomid.
f.mg1
Wadaag:
Jiraca qaarkii; xasharaad dadka qaniina; dhuxunkureeb.
Qof w. ah: qof caaro fudud ah.
m.l
Wadaag:
Dad xiriir wanaagsan la yeelasho.
Awr iwm isku daba xirid.
Dad, hawl iwm xiriir ka dhexeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: