Qeexid
"Boodbood iyo durduro ay sameeyaan weylaha; naylaha, waxaraha iwm marka ay barwaaqeysanyihiin. ld birimbirqayn."
"Boodbood iyo durduro ay sameeyaan weylaha; naylaha, waxaraha iwm marka ay barwaaqeysanyihiin. ld birimbirqayn."
Wadaag:
Gaashi weyn, cad oo ku taal neef lo' ah oo midab aan caddaan ahayn leh.
Caro ama naxdin laga dareemo qofka wejigiisa. ld bariir.
m.dh
Wadaag:
Gantaal danab ah, xoog badan, wuxuu ku dhaco dila oo ka dhasha isku dhac daruuro marka roob da'ayo. ld wiriq.
m.dh
Wadaag:
(-rqay, -riqday; -rqi) Iftiin yar oo muuqday dhaqso u qarsoomid.
f.mg1
Wadaag:
(-fo /-fyo, m.l) Dhowr daqiiqadood oo hawl la hayey laga nasto.
m.dh
Wadaag:
(xis.) Salxaale leh laba weji oo barbarro ah iskuna sargo'an iyo dhammaan wejiyada kale ay yihiin barbarooleyaal.
(xis.) Salxaale leh laba weji oo barbarro ah oo iska soo horjeeda laguna magacaabo salalka ahna geesooleyaal isku sargo'an. Dhammaan wejiyada kale waa barbarro ah oo u dhexeeya geesaha talantaaliga ah ee salalka.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -wixi) Qaylo iyo sawaxan samayn (caruur). ld birikinnaas2.
f.mg1
Wadaag: