Qeexid
"(-rro, m.dh) Bir jaadad badan ah jiirka lagu dabo."
"(-rro, m.dh) Bir jaadad badan ah jiirka lagu dabo."
Wadaag:
Gaashi weyn, cad oo ku taal neef lo' ah oo midab aan caddaan ahayn leh.
Caro ama naxdin laga dareemo qofka wejigiisa. ld bariir.
m.dh
Wadaag:
(-bo/-byo, m.l) Bir, biraha kale lagu qabto oo ka kooban laba qalbac oo dhexda iska haysta oo marka gadaal la isaga qabto hore wax ka qabata; kalbad.
m.l
Wadaag:
Eegitaan aan indhaha dhab loo kala qaadin iyadoo muruqyadooda la adkaynayo kolka aragtidoodu yartahay ama if xoog badani ka hor yimaado.
m.l
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Qof aan dhibta ka waaban; qof firfircoon oo aan halista ka waaban. ld birjeex.
m.l
Wadaag:
Macdanta dhulka laga qodo nooc ka mid ah, adag oo waxyaabo laga sameeyo oo danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
B. isha: barta yar madow, oo wax lagu arko.
ld bir ajuuraan.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Curiye kasta oo kiimikaad oo ah adke widhwidha, danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
m.dh
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Weel qori ka samaysan leh af ballaaran sidde la qabsado oo geela lagu maalo, gaawe, toobke. ld bure.
m.l
Wadaag:
Hilibka intiisa aan baruurta lahayn.
(-rar, m.l) Naasley yar, dabo dhuuban iyo lugo yaryar leh, miro cun ah oo badanaa ku nool meelaha qashinka leh; doolli.
Midab madow ama guduud ah oo baro cad-cadi ku dhafan-yihiin.
m.l
Wadaag: