Qeexid
"(-dyo, m.dh) Birdaawe."
"(-dyo, m.dh) Birdaawe."
Wadaag:
Weel bir ah, fidsan, culus, dheg la qabsado leh oo laxooxda lagu dubo.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Badad xoog oo ka jira weegaarka birlab ama gudbiye qulqul danab wada.
m.dh
Wadaag:
Bir aad u adag oo aan jebin.
Bir awood u leh in ay soo jiidato biraha kale. ld birsulub.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Dacallada birlabta ee u muuqda in xoogagga birlabeed ay ka unkamaan.
m.l
Wadaag:
(c.fal) Qulqulad weyn oo ku dhacda bed birlabeedka dhulka oo dunida oo dhan saamaysa, taas oo dhammaan ama sida badan qarinaysa isbeddelka maalmeed.
m.l
Wadaag:
(jool., fiis.) Astaamaha birlabeed oo uu muujiyo dhulku, kuwaas oo dhulka keenay inuu noqdo birlab weyn oo labo cirif leh; waa sayniska barashada astaamooyinkaas.
m.dh
Wadaag: