Qeexid
"(-llo, m.dh) Weel weyn oo bir ah qaab dhululubo leh oo qaada labo boqol oo litir, fuusto. ld barmiil."
"(-llo, m.dh) Weel weyn oo bir ah qaab dhululubo leh oo qaada labo boqol oo litir, fuusto. ld barmiil."
Wadaag:
Meel dhibaato ka aloosantay si degdeg ah ugu ciidamid.
f.mg3
-maday, -matay
Wadaag:
Gargaar degdeg ah oo meel ay dhibaato ka dhacday kaalmo ahaan loogu diro.
Ciidan hubaysan oo lagu xoojiyo ciidan kale oo dagaal ku jira ama dhibaataysan.
ld birmasho.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Weel qori ka samaysan leh af ballaaran sidde la qabsado oo geela lagu maalo, gaawe, toobke. ld bure.
m.l
Wadaag:
Macdanta dhulka laga qodo nooc ka mid ah, adag oo waxyaabo laga sameeyo oo danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
B. isha: barta yar madow, oo wax lagu arko.
ld bir ajuuraan.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Curiye kasta oo kiimikaad oo ah adke widhwidha, danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
m.dh
Wadaag:
Labada madax oo markabka ama doonta midkood.
Hilibka la siiyo deriska marka la shiraysto.
Hilib dhinacyada geela laga gooyo. 4. ld mayl.
m.l
Wadaag: