Qeexid
"Meel dhibaato ka aloosantay si degdeg ah ugu ciidamid."
[-maday, -matay]
birm aday
birm atay
f.mg3"Meel dhibaato ka aloosantay si degdeg ah ugu ciidamid."
Wadaag:
Gargaar degdeg ah oo meel ay dhibaato ka dhacday kaalmo ahaan loogu diro.
Ciidan hubaysan oo lagu xoojiyo ciidan kale oo dagaal ku jira ama dhibaataysan.
ld birmasho.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Weel weyn oo bir ah qaab dhululubo leh oo qaada labo boqol oo litir, fuusto. ld barmiil.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Weel qori ka samaysan leh af ballaaran sidde la qabsado oo geela lagu maalo, gaawe, toobke. ld bure.
m.l
Wadaag:
Macdanta dhulka laga qodo nooc ka mid ah, adag oo waxyaabo laga sameeyo oo danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
B. isha: barta yar madow, oo wax lagu arko.
ld bir ajuuraan.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Curiye kasta oo kiimikaad oo ah adke widhwidha, danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
m.dh
Wadaag:
Nafley dhuunta iyo halbowlayaasha mindi ugu goyn.
Neef la qalanayo si sharciga waafaqsan dhuunta iyo halbowlahayaasha mindi ugu goyn.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Dhawr wax oo isku nooc ah oo isku xiran.
Dhul daaqsi meed muddo go'an laga xayiro daaqidda xoolaha si loogu aayo goor dambe.
m.dh
Wadaag:
Miiqyo dhuudhuuban, cawska fiidiisa ka baxa oo markay qallalaan wax mudi kara.
Qolofka badarka qaarkii sida bariiska ku rogan.
m.l
Wadaag: