Qeexid
"(-dyo, m.dh) ld birqaab."
"(-dyo, m.dh) ld birqaab."
Wadaag:
(-dyo ..., m.dh) (daaw.) Alaab birqabatada qaabkeeda leh oo loogu talaggalay in takhaatiirtu wax ku qabato oo ku soo jiiddo. Noocyo kala duwan ayaa jira, midda ugu muhiimsan waa tan lagu dhaliyo ilmaha ayadoo madaxa looga qabanayo laguna soo jiidayo, dhibaatana aan la gaarsiin.
m.l
Wadaag:
Bir laba qalbac oo gadaal ama dhexda iska haysta ah oo dhuxusha birta kulul iwm lagu qabto.
Summad ka kooban laba alif oo isweydaarsan oo xoolaha lagu dhigto. ld birqabad.
m.l
Wadaag:
Bir jajab ah oo duug ah oo aan waxtar lahayn.
Dad aan karti lahayn oo waxtarkooda yaryahay.
m.l
Wadaag:
Gargaar degdeg ah oo meel ay dhibaato ka dhacday kaalmo ahaan loogu diro.
Ciidan hubaysan oo lagu xoojiyo ciidan kale oo dagaal ku jira ama dhibaataysan.
ld birmasho.
m.l
Wadaag: