Qeexid

"Miiqyo dhuudhuuban, cawska fiidiisa ka baxa oo markay qallalaan wax mudi kara."

Qeexid Xigta

Qolofka badarka qaarkii sida bariiska ku rogan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine