Qeexid

"Nooc birta ka mid ah oo aad u adag birlab."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga birsan oo kali ah:
  • Waynu ka dibbirsannahay sidii laga yeelay Fariid Sakariye markii uu xaday taariikh qoran, oo uusan aqoontiisa ku kasbannin: In jagooyinkii uu CNN iyo Time ba ku kala lahaa laga xannibay, iyo in uu raalligalin ka bixiyey falkii xadista ahaa ee uu ku kacay.