Qeexid
"(-byo, m.dh) Qalab biraha lagu dhalaaliyo, qaabab kala duwanna u yeesho."
"(-byo, m.dh) Qalab biraha lagu dhalaaliyo, qaabab kala duwanna u yeesho."
Wadaag:
(-byo, m.dh) Meel dabiici ama dad sameeyey ah oo ay biyuhu si habeysan uga daataan.
m.l
Wadaag:
La gawracay ahaansho (neef xoolaad).
f.mg1
-olay, -oshay
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Weel qori ka samaysan leh af ballaaran sidde la qabsado oo geela lagu maalo, gaawe, toobke. ld bure.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Curiye kasta oo kiimikaad oo ah adke widhwidha, danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
m.dh
Wadaag:
Macdanta dhulka laga qodo nooc ka mid ah, adag oo waxyaabo laga sameeyo oo danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
B. isha: barta yar madow, oo wax lagu arko.
ld bir ajuuraan.
m.dh
Wadaag: