Qeexid
"La gawracay ahaansho (neef xoolaad)."
[-olay, -oshay]
birsol2 lay
birsol2 shay
f.mg1"La gawracay ahaansho (neef xoolaad)."
Wadaag:
Wax la kaydinayo hadba in ku kordhisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-byo, m.dh) Qalab biraha lagu dhalaaliyo, qaabab kala duwanna u yeesho.
m.dh
Wadaag:
Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo.
Wax, wax qurxoon ka dhigid.
f.g1
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Weel qori ka samaysan leh af ballaaran sidde la qabsado oo geela lagu maalo, gaawe, toobke. ld bure.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Curiye kasta oo kiimikaad oo ah adke widhwidha, danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
m.dh
Wadaag:
Macdanta dhulka laga qodo nooc ka mid ah, adag oo waxyaabo laga sameeyo oo danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
B. isha: barta yar madow, oo wax lagu arko.
ld bir ajuuraan.
m.dh
Wadaag: