Qeexid
"Nooc biraha ka mid ah, aad u jilicsan oo si sahlan u jabta."
Qeexid Xigta
ld bir ajuuraan.
"Nooc biraha ka mid ah, aad u jilicsan oo si sahlan u jabta."
ld bir ajuuraan.
Wadaag:
Bir dhuuban oo dheer oo dhuunta buntukha lagu sifeeyo, wixi ku go'ana looga soo saaro.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nin saaxir ah oo ku nool hilada webiyada oo loo aqoonsanyahay in uu xukumo yaxaasyada.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Weel qori ka samaysan leh af ballaaran sidde la qabsado oo geela lagu maalo, gaawe, toobke. ld bure.
m.l
Wadaag:
Macdanta dhulka laga qodo nooc ka mid ah, adag oo waxyaabo laga sameeyo oo danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
B. isha: barta yar madow, oo wax lagu arko.
ld bir ajuuraan.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Curiye kasta oo kiimikaad oo ah adke widhwidha, danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya.
m.dh
Wadaag: