Qeexid
"U b.: wax la rabo in la sameeyo marmasiinyo u raadsasho. ld bisimbisoo."
[-ooday, -ootay]
bisabbiso oday
bisabbiso otay
f.mg3"U b.: wax la rabo in la sameeyo marmasiinyo u raadsasho. ld bisimbisoo."
Wadaag:
(-do, m.l) Nafley yar oo dhogor jilicsan oo hebed ah oo dadka la dhaqanta: waxay ku nooshahay jiir, shimbiro, hilib kale, caano; dinnad; dummad; mukulaal, yaanyuuro; basho.
m.dh
Wadaag:
Cunto dab lagu farsameeyey oo gaartay heerkii lagu cuni lahaa.
Miro iwm marka ay gaaraan heerkii lagu cuni ama la guran lahaa.
Waaya-aragnimo dheeraad ah oo la yeesho. 4. ld bislaan.
m.l
Wadaag:
Qalab sida badan caw laga sameeyo oo wax lagu babbiyo.
ld babbin.
m.l
Wadaag:
Nafley jirranayd caafimaad helid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: