Qeexid

"U b.: cid, war ay ku faraxdo u sheegid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bishaaree oo kali ah:
  • Goohe Guuleedna arrintaa wuu ku farxay, isaga oo u arkay inuu u soo diray si loogu kabo hawlaha kadib, ayuu Goohe ugu bishaareeyay Luul, in walaalkeed Abiibh u soo diray lacag uuna aad ugu faraxsan yahay Luul siday kaalin galka u noqotay si degdega.
  • Dabadeed baa Eebbe u soo direy nebi Saalax inuu ugu bishaareeyo jano hadday rumeeyaan, ugana digo naar hadday rumeyn waayaan, hase ahaatee wey beeniyeen.