Qeexid
"(-no, m.l) ld burshin."
"(-no, m.l) ld burshin."
Wadaag:
(dii.) Aayadda suuradaha quraanku ka wada bilawdaan, mid mooyaane oo ah Bismillaahir-raxmaanirraxiim.
m.l
Wadaag:
Labada xubnood ee ku wareegsan afka nafleyda, kana qeyb qaadata codaynta.
Labada xubnood ee ku wareegsan xubinta taranka ee haweenka. ld bishin, bushin (2).
m.dh
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld shiish-biyeeg
m.l
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld
m.l
Wadaag: