Qeexid
"(-llo, m.dh) Qori yar oo xalleefsan mayrax iwm oo dalool yar la agu gufeeyo. ld bishil1."
"(-llo, m.dh) Qori yar oo xalleefsan mayrax iwm oo dalool yar la agu gufeeyo. ld bishil1."
Wadaag:
Tigin ama qori yar oo wax ku shakarid, ku adkayn. ld bishil2.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Firdhinta biyo iwm sida dhibcaha roobka meel loogu firdhiyo.
Nin gabdhaha taataabta.
ld bilbilid.
m.l
Wadaag:
War wanaagsan oo farxad iyo reyn reyn leh. ld bishaarad, bushaarad, bushaaro.
m.dh
Wadaag:
U b.: cid, war ay ku faraxdo u sheegid.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag: