Qeexid

"/dh eeg bislow. ld bislaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bislaansho oo kali ah:
  • Iminkaba waxa dad badani u sadburiyaan mas’uuliyiintii Ururka Badbaado oo muujiyey xilkasnimo iyo bislaansho siyaasadeed oo togan, una noqonaya duugyaal wanaagsan.
  • Waa ninka ku leh: Aqoonyaridu ummadda waxay dhaxalsiisaa in ay kala saari kari waydo shalay iyo maanta; siinka iyo saadka, saliidda iyo biyaha, caadifadda iyo xaqiiqda,arrimahan oo u baahan bislaansho caqliyeed iyo mid cilmiyeed.