Qeexid

"eeg bislee. ld bislays."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bislayn oo kali ah:
  • Haddaba, goaanka ay Guurtidu gaadhay ee ay muddada sannadka ah ugu kordhisay Xukuumadda, ayay dadka qaarkii ku tilmaameen mid aan bislayn, si weyna aan looga fiirsan, isaga oo u baahnaa wada-tashi ballaadhan iyo in aad loo rog-rogo.
  • Laba reer oo mid waxbarasho u jilcay iyo deriskood aan u bislayn waa la mid.