Qeexid
"Wax bisil noqosho."
[-laaday, -laatay]
bislow aaday
bislow aatay
f.mg3"Wax bisil noqosho."
Wadaag:
Cunto bisayl ka dhigid.
Arrin si aan go'aankeeda loogu dhibtoon u gogol xaarid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Cunto bisayl ka dhigasho.
Arrin u gogol xaarasho si aan go'aan qaadashadeeda loogu dhibtoon.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax bidaar ghashay noqosho. ld bidaarrow.
f.mg1
Wadaag:
Cod dheer oo lo'da, geela, dadka iwm sameeyaan marka ay la kulmaan dareen ay dhibsanayaan.
ld balwid.
m.dh.sh
Wadaag:
(dii.) Aayadda suuradaha quraanku ka wada bilawdaan, mid mooyaane oo ah Bismillaahir-raxmaanirraxiim.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Nafley yar oo dhogor jilicsan oo hebed ah oo dadka la dhaqanta: waxay ku nooshahay jiir, shimbiro, hilib kale, caano; dinnad; dummad; mukulaal, yaanyuuro; basho.
m.dh
Wadaag:
Cuno, wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho.
Miro iwm wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho.
Qof waaya-aragnimo dheeraad ah leh ahaansho.
f.mg4
-slaa, -slayd
Wadaag: