Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
bismilleyn
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `bismilleyn`
bismillee
Qeexid
Bisin u qabsasho (cunto), dhadhamin.
(dii.) Bisin wax ku billaabid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
bismillaahi
Qeexid
Bisinkii Alle qabsasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
e.d
e (Erey) — Erey (word)
Qeyb: naxwe
Wadaag: