"Meesha ay bisqintu ka baxdo; gumaar."
Wadaag:
Timaha gumaarka dadka ka baxa; shuun. ld bisqin.
m.dh.u
ld bisqan.
(-layaal, m.l/dh) (c.nafl) Dir ka mid ah faylam hoosaadka siliyofaara; xubnaha dirkana noloshooda oo dhan waxay leeyihiin gan.
m.dh